Guriga FAALLOOYIN HUBAAL TV: Suldaanka Guud Ee Somaliland Oo Taageeray Go’aankii Guddida Horumarinta Iyo...
Hargeysa (Hubaal)- Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa taageeray, soona dhaweeyey go’aankii dhawaan guddiga horumarinta ee shirkii Hoodaale iyo salaadiinta beesha Sacad Muuse murrashaxa xilka madaxtinimo ee xisbiga KULMIYE kadib Madaxweyne Siilaanyo ugu xuleen Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi, kuna reebeen wasiirrada Arrimaha Dibadda iyo Maaliyadda oo hore u shaaciyey inay jagadaasi u tartami doonaan.
