Halkan waxaanu idiin ku soo gudbinaynaa MUXAADIRADII U DAMBEYSAY EE CAAWA lagu qabtay masaajidka Cali Mataan ee magaaladda Hargeysa isla markaana uu soo jeedinayay sheikh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun,muxaadiradan qiimaha leh ayaa ka hadlaysa ama magaceedu yahay QOYSKA MUSLIMKA DHIBAATOOYINKA KU WAJAHAN ayaa sheekhu waxa uu kaga waramay arrimo cajaa’ib ah ee DAAWASHO WACAN