HUBAAL TV: Hoggaanka Dhaqanka Iyo Waxgaradka Gobolada Galbeedka Oo Meel adag iska taagay xaaladda Dalladda Dhalinyarada Somaliland ee SONYO,Baaqna u diray Salaadiin Faragelin ku haysa Dalladda

0
31

Hogaanka dhaqanka Gobolada Galbeedka Somaliland ayaa ka Hadlay xalada dalada Dhalinyarada S/land Ee Sonyo uguna Baaqay Saladiinta Faragalinta ku haya Dalada Sonyo in ay isku so dhaweeyaan 

“suldaan Xiirey waxaan leeyahay Awdal iyo Selel u maad doonayn wax,anagu haddanu wax doonayna xukuumadda ayuu noo yaal saami qeybsigayagii,madaxweyne iyo madaxweyne ku-xigeen buu dalku leeyahay,laakiin Shalay wixii aad ka hadlaysay wuxuu ahaa…inanka aad adeerka u tahay ayaad wax la doonaysay ee anaga wax noo maad doonayn, markaa waanu fahmaynaa fartaadee waxaanu ku leenahay arrinkaa xaal ka bixi” suldaan Samatar

ODAYAAL

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here