Gaadiidleyda istaanka Burco ayaa cabasho ka muujiyay ciidanka booliska ee taraafikada iyo xukuumadda,kuwaas oo ay sheegeen inay dhibaatooyin badan ku hayaan gaadiidleyda ka rakaabsata istaanka u baxa Burco oo meeshii uu hore ahaa ay xukuumaddu dhawaan ka rartay,isla markaan loo raray Xero dhiigta,halkaas oo ay diraweliintani sheegeen biyo la’aani ka taagan tahay meesha hadda loo raray,balse ay ku qanacsan yihiin,waxaana uu mid ka mid ah diraweliintani sheegay in taraafikadu isla goobta cusub ee Xero dhiigta ee loo raray ay kaga daba yimaadeen oo ay dhibaatooyin kala duwan ku hayaan ciidankaasi xiliyada ay rakaabsanayaan
Halkan ka daawo muuqaalkan warkan oo dhamaystiran