HUBAAL TV: DAAWO Xuseen-mahdi Oo Wasiirradii Dabayl-Raacay Ku Tilmaamay Qaar Dhaqaale Urursi Iyo Dano Gaar Ah Ku Jirey

0
39

HUBAAL TV: DAAWO Mid Ka Mid Ah Dhalinyarada Udub Dhexeedka U Ah Xisbiga KULMIYE Oo Ka Hadlay Xaalada Xisbiga, Farriina U Diray Madaxweyne Siilaanyo

Xuseen-mahad Xasan Xuseen waxa uu soo dhaweeyay go’aankii madaxweynahu kaga jawaabay abaabulkii shirqoolka ahaa ee ay wadeen wasiirradii isubahaystay inay ka takhluusaan xukuumadda

“Waxaad Muujiseen Aqoondaro Indin Haysay, Waxad Muujiseen Inaydaan Daacad U Ahayn Xisbiga Iyo Xukuumaddaba, Oo Dhaqaale Urursi Iyo Dano Gaar Ah Aydun Ku Jirteen” Xuseen-mahdi

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here