Maanso la magac baxday WADHI oo uu tiriyay Abwaan Axmed Aw Yuusuf xasan oo ku magac dheer (Habar-yaro)
Maansadan ayaa waxa uu abwaanku sheegay inuu ka tiriyay waayaha iyo waaqica wakhtigan taagan ee siyaasada iyo mahadhada ay reebayso,isla markaana uu abwaanku si gaara u xusay inuu ka sameeyay dhacdo uu sheegay inay qabsatay abwaanka wakhtigii uu socday shirkii beelaha Sacad Muuse ee Agabar lagu qabtay