Guddoomiyaha golaha wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed cabdilaahi (Cirro) oo wareysi gaar ah siiyay HCTV ayaa waxa uu sheegay in beesha caalamka iyo deeq bixiyeyaashu ay doonayaan in doorashooyinka Somaliland ay dhacaan badhtamaha sanadkan aynu ku jirno,waxaana uu guddoomiye Ciiro ka dhawaajiyay in dib u dhaca hawlaha doorashooyinka ay xukuumaddu sababteeda leedahay
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN HUBAAL TV: “Beesha Caalamka Iyo Deeqbixiyeyaashu waxay xisaabiyeen In Doorashooyinka Somaliland Ay...