Madaxweynaha oo Xafiiskiisa ku qaabiley Wefti Balaadhan oo ka socda Maraykanka oo ay hogaaminayso ku xigeenka hay’ada horumarka Maraykanka ee loo yaqaan USAID, Miss Etim Linda, iyo Safiirka Maraykanka u qaabilsan Somaliland iyo Somalia.
waxaana kulankan madaxweynuhu la yeeshay Weftiga ka war bixiyey Wasiirka Arrimaha Dineda Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis iyo Safiirka Maraykanka u qaabilsan Somaliland iyo Somalia sidoo kale waxa iyana ujeedada Socdaalkeeda faaf-h-faahin ka bixisay Haweenayda Hogaaminaysay weftigan
Dhinaca Xukuumada waxa Madaxweynaha ku wegelinaayey Weftiga
- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici)
- Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland, Mudane Maxamed Biixi Yoonis
- Wasiirka Qorshaynta Qaranka Dr. Sacad Cali Shire
- Wasiirka Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan
- Xoghayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha JSL, Mudane Cali Axmed Cali