HUBAAL KA DAAWO WAR DEG-DEG AH: Guddoomiye Cirro Oo Hada Ganafka Ku Dhuftey Saldhigga Milateri Ee Xukuumaddu Ka Bixinayso Madaarka Berbera

0
29

“Fadhiga Uu Madaxweynuhu Isku Yeedhay Golaha Baarlamaanka Waa Mid Dastuurka Baal Marsan..” Gudoomiye Ciro Oo Caawa Warbaahinta La Hadley + Muuqaal

Hargeysa (Hubaal) Guddoomiyaha golaha wakiillada Somaliland isla markaana ah musharaxa madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa waxaa uu caawa si deg deg ah  isku yeedhay saxaafada , waxaana uu  gudoomiyuhu si adag uga hadley madaxweyne Siilanyo oo bari hor iman doona fadhi wada jir ah oo labada gole yeelan doonan

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here