HUBAAL KA DAAWO: Guddoomiyaha golaha wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa Ka Hadlay Xildhibaanno ka tirsan golaha wakiillada oo maanta xadhig iyo garaacis laysku daray, kadib fadhigii xasaasiga ahaa ee golahu yeeshay.
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN HUBAAL KA DAAWO: Cirro Oo Ka Hadlay Xildhibaanno La Garaacay Iyo Kuwo...