Kaftankii Wasiirka Arrimaha Gudaha Mr. Faratoon iyo Madashashii lagu soo dhaweeyay hoggaanka xisbul-xaakimka Kulmiye. “Anigu Ragga Qaarkii Haddaan Maanta Ahay Waxaan Odhan Lahaa Waar Bulshada Rabitaankeeda Iyo Dareenkeeda Waan Aragnaaye, Doorashada Kharashkeeda Innaga Daaya Oo Arinka Halkaa….”
Guriga  WARAR UGU XIISAHA BADAN  HUBAAL KA DAAWO: “Anigu Ragga Qaarkii Haddaan Maanta Ahay Waxaan Odhan Lahaa...
 
			























