“….Waqtigii Dalka Lagu Soo Guryo-Noqday, Ayaa Marxuun Faysal Cumar Mushteeg Ku Kaftamay Oo Yidhi Ninkii Baaskeelad Kaxayn Kara Ayuun Baa Reer Hargeysa, Wixii Kale Waa Soo Galayti!!!”.
******
“….Haddii Lagu Mamo Muddo Kordhinta Waxa Dhici Karta In Dimuqraadiyadu Jabto, Oo Waxyeelo Ay Soo Gaadho Magacii Iyo Maamuskii Ay Somaliland Ku Kasbatay Hirgelinta Doorashooyinka….”.
***********
Dharaaro Xusuustood
“Dimuqraadiyadda iyo baaskeelkuba way dhacaan, haddii aanay hore usii socon”