DAAWO: “Reerkii reer u Bukaa Isagaa Banaanka U Bixi…….Nin Aqal laga soo Tuuraa, Nin Aqal laga soo tuuro ayuu leeyahay; Xildhibaan la xidhaa, Xildhibaan la Qafaashuu leeyahay” –Suldaan Sabeyse
“…Dadka Ay Cabdiraxmaan Cirro Xigaalka Yihiin ee Hadallada dhiifta leh Ku Hadlayaa, Waxaanu Leenahay Haddii Nin Waliba Yidhaahdo Bari Buu [Cirro] Igu Joogsaday ee Maanta Naaraha U Dira, Taasi Cawaaqib xumo ayay Keenaysaa Oo Tolnimada waa looga fiicanyahay”
HALKAN KA DAALACO: Shacbigu Xukumadda Ha Ku Ixtiraamo Hogaaminta Dalka…” Qaar Kamid Ah Salaadiinta Beelaha Subeer Awal
Hargeysa (Hubaal) Salaadiin, Cuqaal, Madax dhaqameed iyo haldoor kasoo jeeda Beelaha Subeer Awal ayaa ka hadlay muranka iyo khilaafka golaha Wakiilada iyagoo ku baaqay in la ilaaliyo nabad gelyada shacbiguna xukuumadda ku ixtiraamo hoggaanka dalka.
Si aad u daawato una akhrisato Shirka jaraaid ee salaadiinta subeer Awal oo ay kaga hadleen arrimo badan fadlan guji sawirka hoose ee Suldaan Sabeyse