HARGEYSA: Mukhtaar Suldaan Cabdillaahi Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Diiriye oo U Mahad Naqay Cid kasta Oo Dedaal U Gashay Soo Deynta Suldaan Mawliid Sabayse

0
95

HARGEYSA: Mukhtaar Suldaan Cabdillaahi Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Diiriye oo U Mahad Naqay Cid kasta Oo Dedaal U Gashay Soo Deynta Suldaan Mawliid Sabayse

Aniga oo ah Mukhtaar Suldaan Cabdillaahi Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Diiriye, Waxaan halkan uga mahad naqayaa cid kasta oo ka qayb qaadatay in Suldaan Mawliid Sabayse uu dib u helo xorriyaddiisa maanta kadib muddo dhowr toddobaad ah oo uu si sharci darro ah ugu xidhnaa xabsiga, waxaanan uga mahad naqayaa cid kasta oo  ka damqatay kana dhiidhiday xadhigiisa, isla markaana dedaalka u gashay soo daynta suldaanka.

Mar labaad iyo mar saddexaad  Dhammaan waan hambalyaynayaa intii ka qayb qaadatay soo daynta Suldaanka guud ee Beesha Sacad Muuse Suldaan Mawliid Sabayse.

Allaa Mahad Leh

Mukhtaar Suldaan Cabdillaahi Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Diiriye

Hargeysa, Somaliland

Suldaan Mawliid Sabayse iyo Mukhtaar Suldaan Cabdillaahi Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Diiriye
Suldaan Mawliid Sabayse iyo Mukhtaar Suldaan Cabdillaahi Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Diiriye

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here