Guriga  FAALLOOYIN  HALKAN KA Dhugo: “Sarkaalkani Wuu Ka Nasiib Badan Yahay Kuwii Lagu Dilay... 
                                        
                            
                                
    
        
        
        
            
            Hargeysa (Hubaal)-Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed (xaglo-toosiye), ayaa Ka Hadlay Dilka Sarkaalkii taliyaha ka ahaa Saldhigga degmada Arabsiyo oo maanta aaskiisu ka dhacay Magaalada Hargeysa.