HALKAN KA DHAGEYSO: Ugaas Xuseen Xaaji Geelle Oo Taageeray Go’aankii Muuse Biixi Cabdi Loogu Doortay Musharaxnimada Xisbiga KULMIYE

0
120

Ugaas Xuseen Xaaji Geele Abokor Oo Ka Mid Ah Madax Dhaqameedka Beelaha Dega Bariga Magaalada Hargaysa Ayaa Ku Hambalyeeyey Beesha Degta Waqooyiga Iyo Galbeedka Magaalada Hargaysa Kala Reebista Ay Kala Reebeen Musharixiinta Jagada Madaxweynaha Ee Xisbiga Talada Dalka Haya Ee Kulmiye Ka Dib Musharaxnimada Sannadkan Ee Madaxweyne Siilaanyo  Oo Ay U Doorteen Mujaahid Muuse Biixi Cabdi In Uu Noqdo.

Ugaasku Waxa Uu Sheegay In Muuse Biixi Cabdi Uu Yahay Nin Mujaahid Oo Dalka Muddada Badan U So Halgamay Una Qalma In Uu Hogaamiyo Qarankan, Waxaana Uu Ugu Baaqay Bulshda Iyo Xisbiga Kulmiyeba In Ay Taageeraan Go,Aankaasi.

UGAAS XUSEEN

HALKAN GUJI OO DHAGEYSO CODKA UGAASKA

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here