HALKAN KA DAAWO: Tababar Loo Furay Qaar kamid ah Shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta Iyo Kuwo Loo Xidhay

0
27

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL ayaa tababar u xidhay qaybo ka mid ah hawlwadeenada wasaaradda, qaar kalena u furay tababar.

Tababarkan oo ay Shaqaaluhu ku qaadanayeen Culuunta Casriga ah ee Saxaafada ayaa Mas’uuliyiinta Wasaaraddu halkaasi ka hadleen.

warfaafinta

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here