Guddoomiye Cirro Oo Fariin U Diray Shacbiga Reer Somaliland+Kumanaan Xooggaga Isbedel Doonka WADDANI Ah Galabta Hargeysa U Soo Gelbiyey ….Si aad U Daawato SAwirro fara badan oo ku dhereran soo dhawaynta ay isbedel doonka WADDANI Hargeysa ugu soo galbiyeen Guddoomiye Cirro galabta fadlan guji sawirka hoose oo ka bogo warbixinta oo dhammaystiran iyo sawirrada bilicda san oo dhan