HALKAN KA DAAWO SAWIRRADA: Xeer-beegtida Cusub Ee Ka Garnaqaysa Doorashooyinka Soo Socda Oo Maanta Gacanta Loo Saaray Kitaabka Qur’aanka Kariimka ah, Lana Filayo Inay Hoggaan Iska Dhex Doortaan
Xubnahan ayaa lagu waddaa inay berri si rasmi ah Xilka ugala wareegaan Xubnihii hore oo arrimaha Doorashooyinka Somaliland soo maamulayay muddada 5ta Sanadood ah.
HALKAN KA DAAWO SAWIRRADA: Xeer-beegtida Cusub Ee Ka Garnaqaysa Doorashooyinka Soo Socda Oo Maanta Gacanta Loo Saaray Kitaabka Qur’aanka Kariimka ah, Lana Filayo Inay Hoggaan Iska Dhex Doortaan.
Si Aad U Daawato Munaasibadda lagu Dhaariyey Xubanahan Cusub ee Komishanka doorashooyinka iyo Muuqaalkii Madasha Ee Shalay Fadlan Guji Sawirka Hoose oo Ka Bogo