HALKAN KA DAAWO: Maayirka Caasimada Hargeysa Oo Shir Caalami Ah Oo Ku Saabsan Maalgashi Khaas U Ah Somaliland Kaga Qaybgalay Dalka Sweden

0
27

Maayarka Caasimada Hargaysa Cabdiraxmaan Maxamud Caydiid iyo Wefti uu hogaaminayo oo Booqasho ku jooga dalka Sweden ayaa ka qaybgalay Kulan balaadhan oo lagaga hadlayay Maalgashi caalami ah oo Somaliland kaas oo ay ka soo qayb galeen Khubaro kala duwan.maayirka caasimada

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here