Guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ahna guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa maanta shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay arrimo la xidhiidha xaalada gobolka awdal iyo xiisada ka aloosanba.
Guriga  WARAR UGU XIISAHA BADAN  HALKAN KA DAAWO: Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Xiisada Ka Aloosan...
			
























