Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo iyo wefti uu hogaaminaayo oo maanta dalka ka dhoofay.
Madaxweynaha iyo weftiga uu hogaaminaayo waxa ay ka qaybgelayaan Shir Caalamiya oo lagu qaban doono Ingiriiska kaasi oo lagaga hadli doono sidii kor loogu qaadi lahaa ganacsiga Somaliland.
Madaxweynaha oo su’aalo laga waydiiyey safarkiisa halkan ka dhegeyso