Falalka xatooyada baabuurta oo muddooyinkii u dambeeyey laga dareemay magaalada Hargeysa
Hargeysa (Hubaal)- Muwaaddin magaciisu yahay Yuusuf Cabdillaahi Kaariye, ayaa sheegay inuu ilaa hadda la’yahay baabuur uu lahaa oo laga xaday barxada hore ee gurigiisa oo ku yaal xaafadda Galjano ee Magaalada Hargeysa….Si Aad Warkan Oo Dhamaystiran U Akhrisato Fadlan Guji sawirka Hoose ee Muwaadinka
Falalka lagu xadayo gaadiidka yaryar ayaa muddooyinkii u dambeeyey laga dareemay caasimadda Hargeysa, iyadoo horena sidan oo kale loo goobo kala duwan looga xaday baabuur yaryar, kuwaasoo qaarkood baadi-goob dheer kadib la helo, halka ay sidoo kale jiraan baabuur aan dib loo arag.