HALKAN KA AKHRI: Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiillada Oo Deyn Uu Sharciga Hortiisa Ku Galay Ka Baxay Iyo Muwaadin Soo Bandhigay Dhukumentiga Iyo Cadadka Deynta Lagu Leeyahay

0
53

HALKAN KA AKHRI: Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiillada Oo Deyn Uu Sharciga Hortiisa Ku Galay Ka Baxay Iyo Muwaadin Soo Bandhigay Dhukumentiga Iyo Cadadka Deynta Lagu Leeyahay

 

UJ: Heshiis Laba Dhinac Ah

Annagoo oo kala ah

  1. Cismaan Aadan WArsame

  2. Xildhibaan Cabdicasiis Ismaaciil Ducaale

Waxaana na dhex maray heshiis laba dhinac ah oo sidan u dhigan:

1-Lacagtii Cabdicasiis Lagu lahaa oo ahayd Kiro guri, oo dhamayd USD $16900 [Lix iyo toban kun iyo sagaal boqol oo dollar], waxaa uu cabdicasiis Bixiyey Lacag dhan USD $7000 [Toddoba Kun oo Dollar], waxaa baaqi ku ah lacag dhan USD-9900 [Sagaal Boqol oo Dollar], muddada lagu bixinaayo waa toban bilood oo ka bilaabanaysa 20-7-2013, kuna dhammaanaysa May 31 2014.

Sidaas darted waxaanu u sheegaynaa cid kasta oo danaynaysa heshiiska labada dhinaca in ay sidaasi ula socoto.

Allaa Mahad Leh

Dhinaca koowaad:-

Mulkiilaha guriga ee lacagta la siiyey –Cismaan Aadan Warsame

Dhinaca labaad:-

Kiraystaha lacagta bixiyey –Xil. Cabdicasii Ismaaciil Ducaale

MArkhaatiyaasha

  1. Sulub Cali Xirsi
  2. Cabdiraxmaan Cismaan Aadan
  3. Farxaan Maxamed Cali

Ujeedo-caddayn Nootaayada sharciga ah ee Hargeysa Albaraka Hortiisa ayaa lagu hor saxeexday heshiiskan waana mid sharci ah

Madaxa Xafiiska Nootaayada:

Axmed Cabdi Siciid

waaaa

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here