Guddoomiyaha Xisbul-xaakimka Oo Ka Hadlay Natiijooyin kasoo Baxay Shirkii Xisbiyada Siyaasada Africa Oo uu Dalka Marooko kaga qayb galay‏

0
28

HALKAN KA DAAWO: Guddoomiyaha Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta dalka dib ugu soo laabtay Isla markaana faahfaahin ka bixiyay Shir uu kaga qayb galay dalka Maroko oo lagaga hadlayay hannaanka Xisbiyada Siyaasadeed ee dalalka Africa.

ina biiixi

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here