Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Ee Gobolka Saraar Maxamuud Hilbo yare ayaa Ka Hadlay Waqtiga Doorashooyinka Iyo Mawqifka Xisbigiisu Ka Taagan Yahay haddii muddadaas ka dambeyso,sidoo kalena jawaab ka bixiyay hadalo ka soo yeedhay madax-dhaqameedka dalka qaarkood kaas oo daarnaa Muddo Kordhin loo sameeyo xukuumadda
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Ee G/Saraar Oo Ka Hadlay Waqtiga Doorashada Iyo Mawqifka...