Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Xil Cusub Magacaabay

0
27

Gudoomiyaha xisbiga cadaaladda iyo daryeelka ee UCID Eng.  Faysal Cali Waraabe  markii uu arkay baahida loo qabo xilkan cusub ee uu ku qancay aqoonta iyo kartidiisa waxa uu u magacaabay Md Muxyadiin Abdi Cali inu maanta laga bilaabo noqdo xidhiidhiyaha laamaha dibada ee xisbiga UCID. Scan0006

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here