Guddida Wanaag Farista Iyo Xumaan Reebista Somaliland Oo Soo Dhaweeyay Fulinta Xukunada Qisaasta(DAAWO)

0
36

Gudida Wanaag Farista iyo Xumaan reebista Somaliland oo Maanta Shir jaraa’id ku qabtay Xaruntooda Magaalada Hargaysa ayaa soo dhaweeyay Fulinta Xukunada Qisaasta ah Waxaanay Xukuumada ku amaaneen Sida Geesinimada leh ee ay ugu dhiiratay Go’aankaas oo Waxtar weyn u leh amaanka iyo Nabadgalyada Somaliland.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here