Hargeysa (Hubaal) Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa u magacaabay xubno xisbigaas ka tirsan guddida gobolka Maroodi-jeex,sidaana waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu ku sexeexan yahay guddoomiyaha xisbigaas Cabdiraxmaan Cirro oo u qornaa sidan:
Ku: Md.Siciid Muuse Cabdi (Bustaale ) =Hargeysa=
Ku: Md. Maxamed Axmed Cabdiraxmaan =Hargeysa=
Ku: Md. Mawliid Muuse Dacar =Hargeysa=
Ku: Md. Khadar Jamaal Maxamed =Hargeysa=
Ku: Mahad Xaaji Faarax Axmed =Hargeysa=
Ku: Cabdishakuur Xuseen Cabdi =Hargeysa=
Og: Xoghayha Guud Ee Xisbiga WADDANI =Hargeysa=
Og: Guddda Fulinta Xisbiga WADDANI =Hargeysa=
Ujeeddo: Magacaabis Xilal
Markaan Darsay: Qod 28 Xisbiga WADDANI
Markaan Arkay: Baahida loo qabo In la buuxiyo Xilaalka Xisbiga ee
Gobolka Maroodijeex
Markaan la Tashaday: Hogaanka Xisbiga
Waxaan Maanta oo taariikhdu tahay 31/01/2015 markaan tixgelinay soo jeedinta Guddidi uu magacaabay Gudoomiyuhu taas oo tixraaceedu ahaa Ref/XIS/WAD/XDH/1178/ 014 ee Dec.12/2014
Waxaa Hoggaanka Xisbigu u magacaabay Xubnaha hoos ku xusan in ay noqdaan Guddida Gobolka Maroodijeex.
Xubnaha Guddida
No | Magac | Xil |
1 | Siciid Muuse Cabdi (Bustaale ) | Gudoomiye Gobolka |
2 | Maxamed Axmed Cabdiraxmaan | Gudoomiye ku Xigeenka 1aad |
3 | Mawliid Muuse Dacar | Gudoomiye ku Xigeenka 2aad |
4 | Khadar Jamaal Maxamed | Gudoomiye ku Xigeenka 3aad |
5 | Mahad Xaaji Faarax Axmed | Xoghayaha Gobolka |
6 | Cabdishakuur Xuseen Cabdi | Khasnajiga Gobolka |
Waxaan ilaahay ka baryeynaa in ay ku soo biirin doonaan xisbiga WADDANI fikirado wax ku ool ah iyo in ay ku soo kordhin doonaan waayo aragnimadooda iyo khibradoodaba ay u leeyihiin la dhaqanka dhaliinyarada Gobolka Gebiley ee Xisbiga WADDANI ay gaadhsiin doonan horumar.
Alla Mahad Leh
Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro)
Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI