Golaha Wasiirada Xukuumadda Iyo Badhasaabada Gobolada Oo Baaq Nabadeed U Diray Laba Beelood Oo Dirir Ku Dhex Martay Degaanka Taleex

0
25

Ka qayb galayaasha Shirweynahii ku saabsanaa siyaasadda Dib u habaynta dhulka ee Magaalada Burco ka socday ayaa baaq dheer looga jeediyey dhinacyadii ay dhibaatadu dhowaan ku dhexmartay Degmada Taleex ee Gobolka Xaysimo, iyadoo loogu baaqay inay joojiyaan colaadda.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here