Xildhibaannada Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa fadhigoodii maanta aqlabiyad ku ansixiyey Oddoroska Miisaaniyad-sannadedka 2018-ka ee dawladda dhexe ee Somaliland.
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN Golaha Wakiillada Somaliland Oo Ansixiyey Miisaaniyadda Dawladda Dhexe Ee 2018-ka