Gabiley: Laba Qof Oo U Dhintay Cudurka Jadeecada Oo Ka Dilaacay Degaanka Iyo Qayla-Dhaan Ay Direen Masuuliyiinta Degaanku(DAAWO)

0
33

“Xanuunka dilaaga ah ee Jadeecada ayaa ka dilaacay degaankan Ceel-baxay iyo degaanada ku hareeraysan,ilaa hadda laba qof baa u dhintay oo aanu imika xabaashoodu joognaa,afar qof waa la gudbiyay,imikana Amblunce-ka iyo hawlwadeenada caafimaadku waxay qaadayaan laba qof oo iyana xaaladu ay aad u liidato” maayirka magaaladda Gabiley

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here