Edna Adan Oo Sharaxaad Ka Bixisay Sababihii Ay U Aasaastay Cusbitaalka Edna Maternity Hospital + DAAWO Hawlgal Ay 1,000 Umulisooyin Tababar Ku Siinayso Cusbitaalkaas

0
31

Dr. Edna Adan Ismail ayaa ka warantay sababihii ay u aasaastay Cusbitaalka Edna Maternity Hospital oo ah kii ugu horeeyay ee noociisa ah ee laga aasaaso Somaliland iyo hawlgalkga ay tababarka ku siinayso 1,000 umulusooyin.

 

Dr.Edna waxay sidaa ku sheegaty mar ay ka qayb gashay khudbadna ka jeedisay barnaamij lagu magacaabo Rayn raynta Afrika ( Africa Utopia ) taas oo ay aasaastay suxufiyad Afrikaan ah oo can ah oo lagu magacaabo Hannah Pool.

edna aadan Edna Adan Ismael

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here