DHAGEYSO: Madaxtooyada Oo U Jawaabtay Madasha Wadatashiga,Guurtidana Difaacday

0
30

Afhayeenka madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa jawaab ka bixiyay eedo siyaasiyiinta madasha wadatashigu u jeediyay xukuumadda iyo golaha guurtida,Dhuxul oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa yidhi “runtii waxaan idiinku yeedhay maanta erayo xalay ka yimid qolo isku magacday madasha inaan kelmad ka idhaahdo”DHUXUL-258x193

Halkan hoose ka dhagayso shirka jaraa’id ee afhayeenka madaxtooyadu qabtay maanta ee uu kaga hadlay arrimahan

Guji halkan si aad codka u dhageysato ama aad ula soo degto

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here