DHAGEYSO: Ina Boore muxuu ka yidhi Go’aankii Maxkamadu ka soo saartay dacwadii kala dhexaysay xukuumadda Jabuuti Iyo Hankiisii inuu madaxweyne ka noqdo Jabuuti?

0
45

“Runtaan sheegayaa ee anigu waan daalay, Madaxwaynaha Jabuutina arrintan wuu ka daalay, dantayda iyo danta Madaxwaynaha Jabuutina maaha in Maxkamaddu sidaa ku socoto, markaa anigu waxaan doonayaa inaanu wada hadal bilowno Madaxwaynaha Jabuuti, si walaalnimo ahna waan u soo dhaweynayaa, markaa intaanu is jiid-jiidan lahayn waxa ka fiican inaanu geed hoos fadhiisanno oo aanu heshiinno”ina boore

HALKAN GUJI SI AAD U DHGEYSATO AMA ULA SOO DEGTO CODKA

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here