DHAGEYSO: Codka Suldaan Ibraahin Jaamac Samatar Oo Ka Waramay Qoddobo Laga Soo Saaray Shirkii Beelaha Awdal + VIDEO.

0
34

Borama(Hubaal) – Shirkii Beelaha dega gobolka Awdal uga socday Dooxada Gob, ayaa la soo gabogabeeyay,waxaana ka soo baxay 10 qodob oo u badan horumarinta degaannada Beesha, ilaalinta amaanka iyo wadajirka Somaliland. Waxa kale oo Shirku taageero u muujiyay Tabashadii Madaxweyne Siilaanyo ay usoo gudbiyeen hogaanka dhaqanka Beelaha Awdal. Haddaba, waxa qodobadii shirka ka soo baxay warbaahinta uga waramay Suldaan Ibraahin Jaamac Samatar ee dhageysi haboon:

Suldaan Jaamac Samatar

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here