DEG-DEG: Xukuumadda Somaliland Oo Ruqsada Kala Noqotay Kalsan TV

0
135

Hargeysa (Hubaal) Telefishenka Kalsan ayaa lagu edeeyay baahinta warar been ah oo ka dhan ah, Somaliland sida uu sheegay Wasiirka warfaafinta, Caddaani oo maanta warbaahinta la hadlay.

Daawo Muuqaalka Warkan:

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here