DAAWO: wixii uu kala kulmay guddoomiyaha cusub ee gobolka Awdal dhawaan loo soo magacaabay mudane Ramaax oo khudbadiisii u horeysay ka jeediyay madal uu xadhiga kaga jaray garoon loogu talagalay ciyaaraha fudud oo dhismihiisa laga hirgeliyay magaalo madaxda gobolka Awdal ee Boorama
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN Dareen noocee ah ayay bulshada reer Boorama ku qaabileen khudbadii u horeysay...