Dallada SONYO Iyo Shirakadda Game Oo Daah Furay Tartan Kubadda Cagta ah

0
311

Hargeysa, (Hubaal) —Dalladda Dhalinyaradda ee SONYO iyo ha’yadda GAME ayaa Daah furay barnaamij ciyaaraha ah oo kor loogu qaadayo ciyaaraha iyo isdhexgalka dhalinyaradda. Barnaamijkan oo ah mid tijaabo ah waxa uu socon doonaa muddo kooban.

 

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

 

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here