Guriga FAALLOOYIN “Dalka Laba Wel-li Ayaa Ka Dhintay, Oo Kala Ahaa Madaxweyne Cigaal Iyo...
“Dalka Laba Wel-li Ayaa Ka Dhintay, Oo Kala Ahaa Madaxweyne Cigaal Iyo Sh. Ibraahim….Cabdiraxmaan Tuur Kabaha Ayaa Lagala Baxay, Daahir Rayaalena Wax Kastaa Lagu Sameeyay”
“Wasiirrada Meesha Joogaa Naf Kuma Noola, Mar Siilaanyo Ayaa Madaxweyne U Ah, Mar Xirsi baa U Ah, MArna….” Xil. Cali Aareeye
Hargeysa (Horweyn) Xildhibaan Cali Sheekh Ibraahin Aareeye, ayaa isbarbar dhig ku sameeyay Xukuumadii Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal iyo Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo sida ay ugu kala nasiib wanaagsanayeen hoggaankii soo maray Golaha Guurtida, Isla markaana wuxuu sheegay inuu Sheekh Ibraahim, Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal runta u sheegi jiray, balse guddoomiye Saleebaan uu runta kala gabanayo Madaxweyne Siilaanyo. si aad uga bogato warkan oo faahfaahsan fadlan guji sawirka hoose ee xildhibaanka
