Dahabshiil Group Oo U Hoogaansantay Go’aamadii Xukuumadda

0
45

Maamulaha guud ee shirkadda Dahabshiil Group Cabdirashiid ayaa sheegay inay U Hoogaansan tahay Go’aamadii Xukuumadda Somaliland kasoo saartay adeega lacagta Dollarka ee telefoonnada gacanta lagu shubto.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here