DAAWO+AKHRI: Reer Laascaanood Oo Ra’yigooda Ku Cabiray Dhacdadii Cali Khaliif Ku Qabsatay Buuhoodle+Eedo Iyo Cambaarayn Kulul Oo ay Hawada soo Mariyeen
Laascaanood (Hubaal)-Shacabka ku dhaqan Magaaladda Laascaanood, ayaa naqdiyay tallaabadii madaxweynaha kooxda Khaatumo ay Axadii shalay ay koox hubaysani iska hortaagtay inuu ka dhoofo madaarka Buuhoodle.
Shabakada khaatumonews, ayaa baahisay dad ay ra’yigooda ka soo qabteen oo ka hadlay dhacdadii Cali Khaliif kaga dhacday magaalada Buuhoodle.
alt=”16507886_395628300783850_8173331218507518531_n” width=”396″ height=”720″ />