DAAWO: Xisbiga WADDANI Oo Gudoomiyaha Guurtida Ku Eedeeyay Inuu Wado Qorshe Mudo Kordhin Loogu Samaynayo Xukuumada Axmed Siilaanyo

0
27

HUBAAL TV KA DAAWO: Xisbiga WADDANI Oo Gudoomiyaha Guurtida Ku Eedeeyay Inuu Wado Qorshe Mudo Kordhin Loogu Samaynayo Xukuumada Axmed Siilaanyo

“Hadda waxa la marayaa in odaygii ugu weynaa ee Saleebaan Gaal uu noqdo Mudo kordhiye u fadhiya golaha guurta xukuumada wax kale oo uu hayaa oo ummada iyo qarankan u qabtana aanay jirin” Uur-cade

waddani

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here