Munaasibada urur cusub oo markii u horeysay laga furo dalka oo loogu magac daray Talo Ruug oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxa ka soo qayb galay madaxweyne ku xigeenkii hore Cabdiraxmaan cali Faarax,mudanayaal ka tirsan golayaasha baarlamanka,aqoonyahano kala duwan iyo marti sharaf kale, ugu horeyna waxa ka hadlay ujeedada loo aasaasay ururkan guddoomiyaha ururka Cabdifataax cabdilaahi Jaamac,