DAAWO SAWIRRO: Madaxweyne Siilaanyo Oo Maanta Qaabilay Ergeyga Gaarka Ah Ee Norway U Qaabilsan Somaliland Iyo Soomaaliya

0
35

Hargeysa (Hubaal) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabiley wefti balaadhan oo ka socday dalka Norway oo uu hogaaminaayo Ergayga gaarka ah ee Somaliland iyo Somaliya u qaabilsan Dalka Norway Mr. Jens Mjaugeal (Special Envoy for Somaliland and Somalia.

Kulankan oo ay Madaxweynaha ku wehelinayeen Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis, Wasiirka Qorshaynta Qaranka Dr Sacad Cali Shire, Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade.DSC_0017 DSC_0034 DSC_0041 DSC_0055 DSC_0057

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here