Ololaha Talaalka cidhibtirka dabaysha ayaa ka furmay guud ahaan Gobolada iyo Degmooyinka somaliland, waxaana loogu talo galay inay talaalka ka faa’iidaystaan Kumanaan caruur ah oo da’doodu ka yar tahay shan sanadood.
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN DAAWO: Ololaha Talaalka Dabaysha Oo Si Rasmi Ah Uga Bilaabmay Gobolada Iyo...