Wasiir Samaale Oo Xilwareejin Ku Khatimay Qisooyin Dhacay + DAAWO Munaasibadii Ugu Balaadhneyd Oo Ee Xil lagula kala wareego Oo Ka Dhacday Wasaaradda Maaliyada

0
45

Wasiirka Cusub ee wasaaradda Maaliyadda JSL Marwo Zamzam Cabdi Aadan ayaa maanta si rasmi ah Xilkii ugala wareegtay wasiirkii hore ee Wasaaradaasi Md Cabdicasiis maxamed samaale.munaasibadan ayaa waxa ka soo qeyb galay wasiiro ka mid ah xukuumadda madaxweyne Siilaanyo,agaasimeyaal,madax-dhaqameed iyo marti sharaf kale oo aad u tiro badan

DAAWO: Wasiir Samaale oo qisooyin xilwareejin ku khatimay qisooyin dhacay

xilwareejinta w maaliyada

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here