DAAWO: Maxamed Amiin Cumar Dheere Oo Maanta Loo Doortay Maayirka Cusub Ee Gobolka Gabiley

0
36

Golaha degaanka degmada Gabiley ayaa maanta waxay u doorteen xilka maayirnimo Maxamed Amiin Cumar Dheere ka dib markii maayirkii hore mr Shucayb dhawaan uu madaxweynuhu u magacaabay wasiirka wershadaha

golaha degaanka gabiley

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here