Mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumada Somaliland ayaa munaasabad qado sharaf ah oo ay ku soo dhoweynayeen u qabtay Wasiiradii iyo Agaasimayaashii cusbaa ee dhowaan Madaxweynaha JSL ku soo daray golihiisa Wasiirada.
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN DAAWO: Hadhimo-sharafeed Hargeysa loogu sameeyay xubnihii dhawaan uu madaxweynuhu isku shaandheynta xukuumaddiisa...