Dhalinyarada gobolka Awdal ayaa u mahadnaqay hogaanka cusub ee dalladda SONYO loo doortay ee ka soo kala jeeda gobolada Awdal iyo Sool,sidoo kalena mahadnaq balaadhan u diray dalladda SONYO sidii xilwareejintu u dhacday
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN DAAWO: Dhalinyarada Gobolka Awdal Oo U Mahadnaqay Dalladda SONYO Hogaanka Ay Doorteen...